Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee Galmudug Burhaan Warsame Cigaal oo is Casilay(Aqri sababta)

Number of View :4687

Wasiirkii Hore ee Wasaarada waxbarashada Galmudug Burhaan Warsame Cigaal oo Maanta shir jaraa,id qabtay Ayaa Sheegay in uu iska Casilay Xilkii Wasiirnimo ee Dhawaan uu Madaxweynaha Galmudg Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid u Magaacabay

Wasiirka ayaa Saxaafada U qaybshay Nuqul ka mid Qoraalkii uu isku Casilay oo ay ku xusnayeen Sababaha keenay in uu ka tago Shaqada.

waxayna u qornayd Sidatan.

Burhaan Warsame  Cigaal ayaa  Noqonaya Masuulkii ugu horeyay ee Xilka isaga Taga tan iyo Markii la Doortay Madaxweyne Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid isagoo Wasiirki hore waxbarashada Burhaan Lagu Xasuusto Wax qabad Iyo Horumar uu Dhinaca waxbarashada ka Sameeyay mudadii uu hayay Xilkaas .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII HORE