Daahir Calasow maxuu ka badali karaa warfaafinta Galmudug

Number of View :5415

waxaa maalinimada bari ah lagu wadaa in wasiirka warfaafinta Galmudug loo magacaabo Daahir cabdule calasow  oo ah qabiir dhanka saxaafada ah

Daahir calasow waxa uu saxaafada ku dhex jirey in kabadan 15 sano waxa uuna ahaa gaasimhii radio simba isagoo waqti dheer la soo shaqeeyey idaacadii ugu caansanaa magalada muqdisho

magaacistaan ayaa noqoneysa markii  ugu horeysey oo uu maamulka Galmudug u magaacbo qof aqoon u leh dhanka saxaafada taasi oo sahli karta in Galmudug ay hormar la Taaban karo ka gaarto dhanka saxaafada

marka la eega baasto wax aqoon ah uma lahan dhanka saxaafa waxaana taasi ay keentey in Galmudug ay ka liidato warfaafin

Gudoomiyaha saxafiinta Galmudug liban ali tuur ayaa Arintaan ku tilmaamey mid aad u wanaagsan oo waxtar lataaban karo u ah suxufiyiinta Galmudug waxaana maxamuud cabdi cilmi uu ugu baaqey in xilkaasi u magacaabo Daahir Calasow

Daahir calasow ayaa lagu wadaa in uu gaaro dalka kenya halkaasi oo ay jaaliyada Galmudug ku howlanyihiin sidii ay ugu soo dhaweyn lahaayeen magalada nairobi oo uu kusoo wajahan yahey Mr daahir Calsow

waxii Talo iyo Tusaale ah noogu soo dir galmudug @gmail.com ama

galmudug @hotmail.com

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

WARARKII HORE