Number of View :4588
Heesta uu ku luuqeeyo Fananka Dadayar Faysal Hanad oo noqotay Heesta loogu dhagaysiga badanyahay.
Heestaan ayaa waxaa dhagaysta ama Dawada Boqalal Dadwayne taas oo lagu Jeclaaday Erayada laxanka iyo Codka Macan ee Fananka Faysal Hanad uu ku qaaday .
HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA.